Miige
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)1. Qori ama bir af dhuuban oo dhulbeereedka lagu mudmudo si abuurka loogu rido. 2. Kar bir ah oo khudraddo iwm lagu shiido. ld miigo¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miige ↴
miigee | miigeyn | miigeysan | miigeysnaan | miigeysnaansho | miigo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg