Site icon Qaamuus

ereyga

miigee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-geeyay, -geysay)

Qof gamcihiisa iyo lugihiisa dib isugu xirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miigee

miigeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miigee.

miigeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Wax miige lagu mudmuday ahaansho (dhul-beereed). 2. Qof la miigeeyey ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version