Site icon Qaamuus

ereyga

Miilaadi

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

Taariikh lagu tiriyo hab qorraxeedka ee ka soo bilaabatay dhalashadii Nebi Ciise. ld miilaaddiyad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miilaadi

maajo | abriil | agoosto | febraayo | maarso | miilaaddiyad | noofember |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version