Site icon Qaamuus

ereyga

Miino

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Qalab gudihiisa wax qarxa ka buuxaan oo loogu talo galay in lagu burburiyo, dhismo, dhagax, iwm. 2. Kontorobaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miino

amiino | amiino asiidh | damiino | dammiino | kamiino | miinee | tamiino | tammiino |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version