Site icon Qaamuus

ereyga

Miinshaar

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

Nooc mallaayga ka mid ah oo af miinshaar ah leh. ld miishaar¹.

Miinshaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Qalab bir ka samaysan oo lagu gooyo qoryaha, birta, dhagaxa iwm. ld miishaar².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miinshaar

afmiinshaar | afmiinshaarayn | afmiinshaaree | afmiinshaarnimo | miinshaaree | miinshaareyn | miishaar | miishaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version