Site icon Qaamuus

ereyga

Miiq-ruxasho

Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:

(daaw.) Garaac dhakhso leh oo isdhaafsan oo unugmuruqeed walba ee wadnaha uu gooni u sameeyo taasoo keenta in muruq si wadajir ah oo waxtar leh u ururo; qaybta wadnaha ka mid ah oo dhibta qabtana dhiig ma saarto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miiq-ruxasho


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version