Miiqan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)1. Wax miiqmay noqosho. 2. Qof caatoobid.
Miiqan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)1. Dun dhuuban ahaansho. 2. Qof caatoobay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miiqan ↴
akson | dhud | dub | keratiin | liilan | maqaar | miiqmid | miiqnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg