Site icon Qaamuus

ereyga

miirsi
(Magac Lab | Noun Masculine)

1. Quursi. 2. ld miyirsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miirsi

miirsidiid [m.l.kh >]
M. ah: ruux xumo diidnimo ku sifoobay.

miirsidiidnimo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Miirsidiid ahaansho.

miyirsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miyirso. ld miirsad, miirsasho, miirsi (2), miyirsad, miyirsi.

qamiirsi [m.l]
ld khamiirsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version