miisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax la miisay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miisan ↴
cuslee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Wax miisan ku kordhin. 2. Arrin xalkeeda adkayn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg