Site icon Qaamuus

ereyga

Miishmiisho

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-shtay, -shatay)

1. Cunto ama cabbitaan si tartiib ah u cunid ama u cabbid. 2. Hawl qabashadeeda ka warwareegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miishmiisho

miishmiishad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version