Site icon Qaamuus

ereyga

Milaalan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.

Milaalan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Ka m.: wax mug leh oo wax kale laga buuxshay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga milaalan

milaalmid | milaalnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version