Mimbar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)(dii.) Meel masaajidka gudihiisa ku taal, kor u qaadan, oo qofka khudbadda wacdiga akhriyayaa fuulo, si uu u muuqdo, codkiisana loo maqlo. ld mambar, minaawar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mimbar ↴
minaawar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg