Site icon Qaamuus

ereyga

Min

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nan, m.l)

1. Guri, aqal. 2. Ilmaggaleen, ilmasideen. 3. Kolay weyn oo timir ah. ld minan.

Min

Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:

Midkiiba. Tus. “Nimankan min kun shilin sii”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga min

aadaminnimo | aadaminnimo | aadminnimo | caabuq | gaadaamin | maacuun | ubuc | yabadhaalo | yabaree | daadduumin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version