Site icon Qaamuus

ereyga

Mindi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.l)

Shay bir ah oo ka mid ah qalabka guriga looga adeegto, oo leh af wax lagu gooyo iyo daab la qabsado. ld middi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mindi

maacuun | gaalleef | saawir | awlax | beynaad | biree | daliiq | dhuxun | gawrac | girgir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version