Mindumis
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:1. Xaal laga qaado nin lagu soo eedeeyay in uu fara xumeeyay naag la qabo. 2. Ka furashada naag ninkeda laga furto iyadoo xoolo iyo maal lagu beer dulucsado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mindumis ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg