Site icon Qaamuus

ereyga

Minfilaad

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

1. Tuhun yar oo cid loo qaado. 2. ld minfilaadid.

Minfilaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Ka m.: tuhun yar cid u hayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga minfilaad

minfilaadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version