Mingelyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:1. Quraan la akhristo oo xirsi xir ah. 2. Labada cirguduudood. 3. Hantida ugu horreysa ee la siiyo gabar guur laga doonaayo aabeheed. ld mingeliyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mingelyo ↴
mingeliyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg