Mino
Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; shahwo. ld mani.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mino ↴
biyabbax | mani | rimmaygacmeed | shahwo | xawo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg