Site icon Qaamuus

ereyga

Mintid

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

1. ld mitid 1. M. ah: qof wuxuu qabanayo si naftihurennimo ah u qabto. 2. ld mintidid.

Mintid

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Hawl si naf-hurnimo ah u qabasho. 2. Ku m.: wax in aysan gacantiisa ka bixin ku dadaalid (qof). ld mitid².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mintid

dheggan | gag | harjad | harjad | mintidid | mintidnimo | mitid | mitid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version