Site icon Qaamuus

ereyga

Mirdhis

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

(mirdhis, m.dh) Geedgaab leh ubax cas oo dhaadheer, iyo sarab wanaagsan oo guryaha lagu dhisto.

Mirdhis

Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:

Carjaw xalleefsan oo sanka labadeeda dul kala qoqobta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mirdhis


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version