Site icon Qaamuus

ereyga

Mirir

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

1. Dheeh guduudan oo uumi-biyoodku biraha ku dul sameeyo. 2. Cida ay riyuhu sameeyaan marka ay dhashooda waayaan. 3. (-rro, m.dh) Daqiiqad.

Mirir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rdhay, -rirtay)

1. Bir mirir yeelasho. 2. Ri'ilmeheeda wayday ciyid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mirir

badanaa | daxal | mililig | mililigeyn | mililiglee | mirdhid | miriri | miririd |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version