Miririg
Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:Iska hor iyo dabo wareegidda ay wax sameeyaan, indhuhuna ku wareeraan. ld mililig.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miririg ↴
mililig | mililigeyn | mililiglee | miririglee | miririgleyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg