Site icon Qaamuus

ereyga

Mirkac

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

Habeenka gelinkiisa dambe oo la tooso.

Mirkac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -kici)

Habeen gelinkii dambe toosid (cid).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mirkac

mirkicid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version