Site icon Qaamuus

ereyga

Miro

Qaabnaxa: m.l.u > Isrogrogga:

1. Timaarta dhirtu dhasho. 2. Xabuubka beeraha ka baxa. 3. Tix ay heesi ka koobantahay. 4. Lohod iwm.

Miro

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

1. (f.g) Xoolo kale ka soocasho. 2 (f.mg) Xoolo habeen daajisasho. 3. (f.mg) Xoolo habeen daaqid.
Kaamiro*

Aalad wax sawirta. Kamarad. 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miro

taab | gaad | yaanyo | idiyaalismo | laan | naajax | ontorro | qaarxabaal | raan | tacabkhasaaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version