Site icon Qaamuus

ereyga

Mirriji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Neef la maalay candhadiisa jiidjiidid si ay mar labaad caano ugu soo dhacaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mirriji

mirrijin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version