Misig
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-sko, m.l)Xubinta u dhexayso bawdada iyo lafdhabarka xaggeeda hoose; sin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga misig ↴
gacanjiiddo | gojilic | halbowle-bawdeed | hays | lafdhumuq | takoorin | wiiq | wil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg