Site icon Qaamuus

ereyga

miskiinad
(m.dh) (-do, m.l)

1. Qof dumar ah oo aan hanti lahayn ama cayr ah; haweenay aan shiddo badnay. ld maskiin², maskiinad, miskiin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miskiinad

maskiin [m.dh]
ld miskiinad.

maskiinad [m.dh]
ld miskiinad.

miskiin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld miskiinad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version