Site icon Qaamuus

ereyga

Mitimiye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

(kiim.) Dhuun quraarad ah oo leh heerar cabbir oo lagu qiyaaso mugga hoor ka shubmaya iyada marka la furo xubin qasabad ah oo ku samaysan. Waxa lagu isticmaalaa habka saafid muggeedka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mitimiye

mug-saafid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version