Mixraab
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:(dii.) Maasaajidka gudihiisa meesha imaanka dadka tujiya loo sameeyo oo dhismo yar oo kuusan oo bannaanka u baxsan leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mixraab ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg