Site icon Qaamuus

ereyga

Miyirbeel

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

1. Lumidda garashadu ka lunto qof. 2. ld miyirbeelid.

Miyirbeel

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

(daaw.) Xaalad miyir la'aaneed.

Miyirbeel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Suuxid dhaawac, cudur iwm oo qof ku dhacay wax lakala garan waayid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miyirbeel

gaggab | miyirbeelid | suuxdin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version