Site icon Qaamuus

ereyga

Miyirtir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Qof, wax maanka dooriya siin. 2. Qof jug dhaawac iwm oo miyirkiisa dooriya gaarsiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miyirtir

miyirtirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version