Mood
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:1. Maalka inta aan xoolaha nool ahayn. 2. Meyd.
Mood
Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:Qorraxdu marka ay soo baxayso fallaaraheeda caadka qabta ee midabka quruxda badan yeesha.
Mood
Qaabnaxa: e.d > Isrogrogga:Erey duco ah oo madaxda loo dabbaaldegayo lagu yiraahdo; raag!.
Mood
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Labagudbe1 | Verb Transitive/Bitransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. (f.g) Wax meel dhaafid. 2. (f.lg) Si gef ah wax, u qaadasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mood ↴
qaac | qab | taakiso | uurkummaanle | xajiimood | xamaarato | afardhegood | balaasmoodiya | balaasmoodiyam | bid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg