Moog
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag, m.l)1. Kol; mar. 2. Kal; mile; jil.
Moog
Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-gaa, -gayd)Cid aan ogeyn noqosho; aan wax ka ogeyn; cid aan wax aqoon noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga moog ↴
baahi | dhamoog | dhamoog | dhamoogid | ismoogeysii | ismoogeysiin | ismoogeysiis | kaltan | mahayammoog | mahayammooge |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg