Moolikiyuul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)(kiim.) Saxar samaysma marka atammo isugu tagaan saami tiro idil.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga moolikiyuul ↴
bayoolajiga moolikiyuullada | dheefsamayn | moolikiyuul cirifle | moolikiyuul weyne |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg