Site icon Qaamuus

ereyga

Moolikiyuul cirifle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal ..., m.l/dh)

(kiim.) Molikuyuulka dabarradiisa ciriflaha ahi aanay midina u habaysnayn wanqaran qumman, sidaa darteedna aan dheellitirnayn. Molikuyuullada noocan ahi waxa ay leeyihiin maroojis laba cirifle.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga moolikiyuul cirifle


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version