Site icon Qaamuus

ereyga

Moonooboli

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-looyin, m.l)

(dhaq.) Haysasho buuxda ee ka ganacsi alaab ee gaar u ah qof ama koox ayna ku adagtahay dadka kale inay ka qayb galaan ganacsigaas.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga moonooboli


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version