Site icon Qaamuus

ereyga

Moonosayt

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tyo, m.dh)

(baay.) Nooca ugu weyn ee unugga dhiigga cad, kaasi oo uu soo saaro habdhiska limf, muhimaddiisuna tahay ka difaacidda jidhka cudurrada. Wuxuu leeyahay bu'weyn iyo saytobalaasam saafi ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga moonosayt


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version