Site icon Qaamuus

ereyga

Moor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)

1. Shay cusub ama aan la doonayn in la furo wax lagu xiro. 2. Lacagaha la bixinayo canshuur yar oo boqolkiiba in dawladdu ku leedahay. 3. M. ah: qof cayr ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga moor

kabasiib | mooradduug | mooradduug | mooradduugid | moorayn | moorays | mooraysad | mooraysan | mooraysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version