Mooradduug
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:Dhac aan wax la isku reebin. ld mooradduugid.
Mooradduug
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Cid hantidii ay lahayd oo dhan ka dhicid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mooradduug ↴
kabasiib | mooradduugid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg