Site icon Qaamuus

ereyga

Moos-wabiyeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(jool.) Dhul sare oo ka dhinac samaysma webi dhex maraya bannaan, markii uu sabab darteed webigu billaabo xoqid joog ah mar kale, sababtaas oo ay suurtoggal tahay iany tahay dhallinyarayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga moos-wabiyeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version