Moosin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Dabayl xilli ku socota oo ka dhacda badweynta Hindiya iyo Aasiyada koofureed. 2. Xilli; wakhti. 3. Nooc ka mid ah doonyaha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga moosin ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg