Site icon Qaamuus

ereyga

Mooye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

1. ld moy. Weel qori ama bir ka samaysan oo ay tibi weheliso oo badarka iwm lagu tumo. 2. ld mooy (2) M. ah: neef lo'ah oo aan geeso lahayn. mooyee qr. ld mooyaane. mooyiye qr. ld mooyaane.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mooye

aawo | ashahaado | ashahaado | baaqi | balaatihelmantis | cagsalaax | dhuraal | gardiid | girgire | ilmaqabato |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version