Moqor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Dalool yar oo jirridaha dhirta waaweyni yeelato oo kolkii biyaha roobku galaan dhuuno lagaga cabbo. 2. Dululaati hulan oo ku dhex jira jidh adag. ld maqoor.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga moqor ↴
ibitiiliyam | qaaxo | ugxanayn | cadwoob | cod | dhuux | jidhka Golji | maqoor | maqooro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg