Site icon Qaamuus

ereyga

Morfiin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

(daaw.) Dawo aad u xoog badan oo xanuunka bi'sa keentana hurdo, waxaa loo isticmaalaa in lagu yareeyo xanuun daran oo joogto ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga morfiin

koodhiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version