Site icon Qaamuus

ereyga

moxor
(Magac Lab | Noun Masculine)

(moxor, m.dh) Geedaha xijiga jaad ka mid ah oo beeyada dhala.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moxor

beeyo [m.dh]
Xabag udgoon, lagu uunsado oo ka baxda geedaha meyddiga moxorka, guraha iwm.

moxorcad [Magac Lab | Noun Masculine]
Jaad ka mid ah geedaha moxorka ee beeyada cad dhala. ld moxorcadde.

moxorcadde [Magac Lab | Noun Masculine]
ld moxorcad.

moxorlo' [Magac Lab | Noun Masculine]
Nooc ka mid ah geedka moxor oo beeyo dhala.

moxormadoobe [Magac Lab | Noun Masculine]
ld moxormadow.

moxormadow [Magac Lab | Noun Masculine]
Nooc ka mid ah geedka moxorka oo beeyo madow dhala. ld moxormadoobe.

xiji [m.l]
Dhirta xabagta udgoon dhasha oo moxorka iyo yagcartu ka mid yihiin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version