Site icon Qaamuus

ereyga

Mud

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

Cad, tahar iyo baruur isugu jira oo shafka iyo candhada u dhexeeya (geel).

Mud

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Shay badanaa fiiqan meel ku turqid. 2. Cid daawo durid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mud

aakib | raabiya | yabaree | baahi | daacuun | gaallan | ictikaaf | laagfaaf | maalin dayaxeed | maalsii |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version