Mudac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)Qalab af dhuuban oo daab qori ah oo la qabsado leh, laguna tolo dhiilaha, haamaha iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mudac ↴
kobatole | mudaa | mudac-middiil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg