Site icon Qaamuus

ereyga

Mudac-middiil

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

Qalab bir ka samaysan, af fiiqan iyo dhex ballaaran oo wax goysa leh oo haanta, masafta iwm marka la samaynayo loo isticmaalo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mudac-middiil


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version