Mudan
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:(mudan, m.l) Qaddarin gaar ah qof la siiyo; wax la mutaystay. ld mudanti.
Mudan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)Wax meel ku turqan noqosho (shay).
Mudan
Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:1. Erey tilmaama naag sharaf mudan. 2. (m.u) Dad muhim ah.
Mudan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)Wax la muday ahaansho.
Mudan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)1. Qof wax u qalama ahaansho. 2. Qof wax sharaf huwan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mudan ↴
laagfaaf | naa'ib | afceli | afdhuub | afnaq | amaamudan | baraar | dhaab | dolmayt | gamaamudan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg