Site icon Qaamuus

ereyga

Mudane

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

1. Xubin baarlamaan oo la soo doortay; xildhibaan. 2. Qof sharfid mudan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mudane

naa'ib |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version